[DAAWO] Shirka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo weli ka socda Magaaladda Garoowe

Date:

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yasiin Xaaji Samatar ayaa  shir guddoomisay shirka Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo ka socda magalada Garoowe ee caasimada Maamulka Puntland.

Shirka oo socda maalintiisa sedexaad ayaa waxaa dood-dheer laga yeeshay horumarinta  sidii loo dhaqan gelin lahaa shuruucda Golaha  Baarlamaanka iyo maareynta ajendayaasha  Kalfadhiga Labaad ee Golaha Shacabka BJF

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...