Wararka Caalamka

Muhaajiriin Ku dhimatay xeebaha dalka Libiya.

Ugu yaraan 45 qof oo Afrikaan muhaajiriin ah ayaa ku dhimatay xeebaha dalka Libiya taas oo noqonaysa tiradii ugu badneyd oo sanadkan ku dhimata...

Joe Biden oo Xisbigiisa u caleema saaray doorashada soo socota ee Maraykanka.

Xisbiga dimuqraadiga ee dalka Maraykanka ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqay, in Joe Biden uu yahay musharraxooda doorashada madaxtinmada Mareykanka ee dhici doonta...

Ururka Dalxiiska Adduunka oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Agaasimihii Dalxiiska Cabdirisaaq Cabdullaahi.

War qoraal ah oo ka soo baxay ururka Dalxiiska Adduunka (UNWTO) oo xarun ku leh magaalada Madrid ee caasimadda Dalka Spain oo Nuqul kamid...

Dowladda Iran oo Ka digtay khatarta ka dhalan karta heshiiska dhex maray Israel iyo UAE.

Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa sheegay in tallaabada ay qaadday dawladda Emirate-ka  oo ay ku sheegtay in ay xiriir  la yeelanayso Israel ay tahay arrin khatar...

Dalka Sudan oo ay ka dhaceen dagaal beeleedyo lagu hoobtay.

Ciidanka amniga ee dalka Sudan ayaa adkeeyay amniga gobolka dhaca badda Cas sidoo kalena waxaa ay ku soo rogeen Bandow magaalada Porta Sudan kadib...

Ugu Akhris Badan