Wararka Caalamka

Caruur Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigay ciyaaraha Golfka ee lagu qabtay Mareykanka.

Maxamed Cabdirashiid Ibraahim, Salma C/rashiid  iyo Sihaam oo Walaalo ah ayaa wacdaro ka dhigay  Ciyaaraha  Golfka ee lagu qabtay Magaalada Portland Gobolka Oregon ee...

Golaha ammaanka QM oo muddo kordhin u sameeyay Xafiiska UNSOM.

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa fadhi gaar ah oo ay yeesheen waxaa ay kaga hadleen muddo kordhinta Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM. 15-ka...

Erdogan iyo Trump oo ka wadahadlay xiisadda Badda Mediterranean.

Madaxweynayaasha Turkiga Tayyip Erdogan  iyo Donald Trump ayaa telefoon kaga wadahadlay  xiriirka labada dhinac, arrimaha gobolka iyo xiisadda ka taagan badda Mediterraneanka  ee u...

Dhagarqabihii laayay Muslimiintii New-zealand oo xabsi daa’in lagu xukumay.

Maxkamadda sare ee dalka dalka New Zealand ayaa saaka xabsi daa'in aan damiin lahayn ku xukuntay Brenton Tarrant, oo sanadkii hore Muslimiin fara-badan ku...

Safaaradda Soomaaliya ee South Africa oo dalka kusoo celisay muwaadiniin ku xanibnaa dalkaasi.[Sawirro]

Safaaradda Soomaaliye ee Koonfur Afrika ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin ay tiradooda gaarayso 49 qof oo isugu jira dhallinyaro, Hooyooyin iyo carruur,...

Ugu Akhris Badan