Ra’iisul Wasaaraha Bakistan oo sheegay in aysan aqoonsaneyn Israel.

Date:

Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan Imran Khan ayaa sheegay in dalkiisu uusan aqoonsan doonin Israaโ€™iil, ilaa ay halkaaasi ka jirto dowlad Falastiin ah oo ay aqbali karaan Dadka reer Falastiin.

Hadaladan Imran Khan ayaa imanaya maalmo kadib markii heshiis uu Maraykanku dallaal ka yahay uu dhex maray Imaaraadka Carabta UAE iyo Israaโ€™iil,kaas oo qeexaya in caadi lagu soo celiyo xiriirka labadai Dal.

Wareysi uu siiyay telefishinka maxalliga ah ee Dunya News, ayuu Khan ku sheegay xukuumadda Islamabad ineysan raaci doonin arrinta la xiriirta aqoonsashada in Israel ย ay tahay Dowlad.

Waxkastoo dalku sameeyo, mowqifkeenu waa mid aad u cad,arintaasina waxaa cadeeyay aasaasihii Pakistan] Quaid-e-Azam Muhammad Ali Jinnah ย oo sanadkii 1948 xusay in aan la aqbali doonin Israaโ€™iil inta Falastiin ay helayaan xuquuqdooda โ€ayuu yiri Khan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Warbaahinta Al-Jazeera

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan degmada Xuddur

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi Dhinaca Difaaca Ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...