Wararka Caalamka

Mareykanka tirada dhimashada oo ku dhow 200,000 oo ruux.

Tirada dhimashada safmarka COVID-19 ee Mareykanka ayaa mareysa ku dhowaad 200,000 taas oo ka dhigan iyo shantii qof ee feyraska cororna caalamka ugu geeriyoota...

Falastiin oo xir xirtay siyaasiyiin ay ku eedysay inay qeyb ka ahaayeen heshiiska Israel iyo Imaaraadka.

Xoogagga amniga Falastiin ayaa xirey tiro kamid ah taageeriyaasha siyaasiga Falastiiniga ah ee dibad joog ah kuwaas oo lagu eedeeyay in ay Imaaraadka kala...

Khasaare ka dhashay dhismo seddex dabaq ah oo ku burburay dalka Hindiya.

Dhismo 3-dabaq ah oo ku yiillay duleedka magaalada Mombaay ayaasubaxnimadii saaka burburay, halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux, sida laga soo xigtay warar...

Alexei Navalny oo kasoo muuqday baraha bulshada kadib xaalad qatar ah oo uu galay.

Hoggaamiyaha Mucaaradka  Ruushka Alexei Navalny ayaa markii ugu horeysay ka soo muuqday baraha bulshada ay ku xiriirto ka dib markii uu galay xaalad caafimaad oo halis...

Tirada dhimashada daadadka Sudan oo gaartay 121 qof. 

Ciidamada Difaaca Madaniga ah ee Suudaan ayaa shaaciyey in tirada dadka ku dhintay daadadka dalkaas ay gaareen 121 qof, Afhayeenka Golaha Qaranka ee Difaaca...

Ugu Akhris Badan