Wararka Caalamka

Turkiga oo beeniyey eedayn uga timid QM oo ku aadan xadgudubyo ka dhacay Suuriya.

Turkiga ayaa jimcihii diiday eedeynta uga timid guddiga sare ee xuquuqul insaanka QM oo ku aadan xadgudubyo ka dhan ah bini’aadanimada oo Turkiga ka...

Ciidamada Afgambiyay Xukuumaddii Mali oo qrsheynaya dhisidda Dowlad rayid ah.

Kooxda ciidanka ah ee afgambiga kula wareegtay dalka Mali ayaa billaabay qorshe ay ku magacaabayaan Madaxweyne ku meel gaar ah. Tallaabadan ayaa ka dambeysay kadib...

Tirada bulshada caalamka ee uu ku dhacay Covid 19 oo gaartay 30 malyan.

Cudurka Covid-19 ayaa  galaaftay nolosha 940 kun oo qof oo daafaha dunida ku nool, tirada cudurkaan haleelayna waxay gaartay  30 milyan, sida ku cad...

Ra’iisul wasaaraha Libiya Fayez al-Sarraj oo is casilaya.

Ra’iisul wasaaraha dowladda QM aqoonsan tahay ee Libya Fayez al-Sarraj, ayaa sheegay in xilka ka degi doona dhammaadka bisha soo socota ee October isagoo...

Ciidamada Amniga Sudan oo xeray Dad abaabulayay qaraxyo.

Saraakiisha dalka Suudaan ayaa sheegtay in la xirey 41 Nin oo lagu eedeeyay in ay qorsheynayaan tiro badan oo walxaha qarxa ah. Waxyaabaha lagu qabtay...

Ugu Akhris Badan