Wararka Caalamka

Pakistan: Qarax ka dhacay Peshawar oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo.

Ugu yaraan todobo ruux ayaa ku dhimatay masjid ku yaalla magaalada Peshawar oo dhaca waqooyi-galbeed ee dalka Pakistan,ka dib markii boorso laga soo buuxiyay...

Erdogan oo dadkiisa ugu baaqay inay qaadacaan badeecadaha Faransiiska.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay shacabka Turkiga ugu baaqay inay qaadacaan badeecadaha Faransiiska xilli ay sare u kaceyso xiisadda ka dhalatay...

Faransiiska oo wadatashi ugu yeertay Safiirkiisa dalka Turkiga.

Madaxwaynaha Turkiga Racep Dayip Erdogan oo la hadlayay xubno ka tirsan xisbigiisa AK party ayaa sheegay in madaxwaynaha faransiiska Macron uu u baahan yahay...

Dacwad ka dhan ah Maxamed Bin Salman oo Mareykanka laga furay.

Haweeneydi uu ka dhintay saxafigi la dilay Jamal Khashoggi, iyo koox u doodda xuquuqda aadanaha oo uu isaga aas-aasay ayaa Talaadadi shalay maxkamad ku...

Madaxweyne Trump oo qirtay in Koonto uu ku leeyahay bankiyo kuyaalla Shiinaha.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qirtay in uu koonto ku leeyahay Bankiyo ku yaala dalka Shiinaha, sida uu baahiyay wargeyska caanka ah ee NEW...

Ugu Akhris Badan