Wararka Caalamka

Safiirka Itoobiya ee Dalka Sudaan oo sheegay in ay kala shaqeyn doonaan Sudan taageeridda qaxootiga Itoobiyaanka ah.

Safiirka Itoobiya ee dalka Suudaan ayaa sheegay in dowladda Suudaan ay kala shaqeynayaan sidii loo taageeri lahaa qaxootiga ka cararay Waqooyiga Itoobiya ee Suudaan...

Ethiopia oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay hub iyo banbaanooyin si sharci darro ah lagu heystay.

Booliska magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub iyo banbaanooyin si sharci daro ah lagu heystay . Baaritaano ay...

Dalka Mareykanka oo Musharixiinta Soomaalida ee u taagan golayaasha deegaanka ku soo kordhayaan.

Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ay kordhayaan aqoonyahanada Soomaalida ee isu taagaya jagooyinka siyaasadeed ee loogu tartamayo deegaanada dalkaasi Mareykanka. Shugri  Coloow...

Tirada guud ee kiisaska coronavirus ee Dalka Hindiya oo kor u dhaaftay 9 milyan.

Tan iyo markii uu safmarkani ka bilowday Hindiya Tirada guud ee kiisaska coronavirus ee dalkaasi ayaa kor u dhaaftay  9 milyan sida ay sheegeen...

Ciidanka Azerbaijan oo gudaha ugalay Degmada Aghdam kadib hishiiskii xabad joojinta+(SAWIRRO).

Ciidanka Azerbaijan ayaa sheegay inay gudaha ugaleen degmada Aghdam, oo ah tii ugu horeysay seddexdii ay dib u celiso Armenia iyadoo qeyb ka ah...

Ugu Akhris Badan