Wararka Caalamka

Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Kabul ee dalka Afganistaan.

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay 31 kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar hoobiyaal ah saakay ka dhacay magaalada Kabul ee xarunta Dalka...

Xoghaya Arrimaha Dibada Mareykanka oo Imaaraadka Carabta kala hadlaya ganacsiga hubka.

Xoghayaha arrimaha dibedda dalka Mareykanka Mike Pompeo ayaa lagu wadaa in uu la  kulmo amiirka dhaxalka leh ee Abu Dhabi ,si ay ugala hadlaan...

Ciidanka Itoobiya oo TPLF kala wareegay magaalo 116-KM u jirta caasimadda gobolka Tigreega ee Mekelle.

Sida uu sheegay golaha xaaladda deg degga ee Itoobiya u xilsaartay gobalka Tigreega, ciidanka dowladda ayaa la wareegay saakay magaalada Adigrat. Nawaaxiga Adigrat waxaa ka...

Midowga Afrika oo Ergo u magacaabay xalinta colaada Itoobiya ka aloosan.

Madaxweynaha koonfur afrika Cyril Ramaphosa oo iminka ah hogaamiyaha ururka midowga afrika ayaa 3 xubnood u magacaabay in ay wada hadal ay ku dhameeyaan...

Ciidanka Itoobiya oo qabsaday labo magaalo oo muhiim ah, kuwaas oo ku yaala gobalka tigreega.

Gudiga xaalada deg dega ee dowlada itoobiya u magacoowday gobalka tigreega ayaa sheegay in ay ciidanka dowlada itoobiya la wareegeen magaalooyinka Axun iyo Adwa...

Ugu Akhris Badan