Wararka Caalamka

Ciidanka Azerbaijan oo gudaha ugalay Degmada Aghdam kadib hishiiskii xabad joojinta+(SAWIRRO).

Ciidanka Azerbaijan ayaa sheegay inay gudaha ugaleen degmada Aghdam, oo ah tii ugu horeysay seddexdii ay dib u celiso Armenia iyadoo qeyb ka ah...

Shirkadda diyaaradaha Dalka Rwanda oo duulimaadyo toos ah ka bilaabeyso dalal ay Soomaaliya ka midtahay.

Baarlaaanka dalka Rwanda ayaa ansixiyay heshiis ay diyaarada Rwanda Air ugu duuleyso shan dal oo ay Soomaaliya ku jirto. Waaxda duulumaadka Rwanda ayaa sheegtay in...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Itoobiya oo la kulmay Madaxweynaha Dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Congo+(SAWIRRO).

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Itoobiya ahna Wasiirka Arimaha dibadda Demeke Mekonnen ayaa gaaray dalka Congo DR halkaas oo uu kula kulmay madaxda dalkaasi Demeke Mekonnen ayaa...

Dowlada Itoobiya oo Madaxa WHO ku eedeysay in uu La shaqeeyo TPLF.

Taliyaha ciidanka Itoobiya General Berhanu Jula ayaa ku eedeeyay madaxa heyada WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus in uu xiriir la leeyahay oo uu la shaqeeyo...

Dowlada Masar oo muwaadiniinteeda kala baxday gobolka Tigreega ee Itoobiya.

Dowladda Masar ayaa sheegtay inay ku guuleysatay inay kala soo baxday 9 qof oo ka mid ahaa muwaadiniinteeda kuna go’doonsanaa gobalka Tigreega ee ee...

Ugu Akhris Badan