Wararka Caalamka

Hoggaamiyaha kooxdii qarxisay masaajidka Daarul-Faaruuq oo xukun adag lagu riday

Hoggaamiyaha maleeshiyadii weerarkii qaraxa ahaa kusoo qaaday Masaajidka Darauf Faaruuq ee magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota oo la yiraahdo Emily Haris ayaa lagu xukumay...

Gabar Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigtay munaasabad lagu casuumay dadka ugu caansan dunida

The Met Gala - oo ah mid ka mid ah dhacdooyinka ugu waaweyn dunida oo ay ka soo qayb galaan dad badan oo caan...

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Dalkaasi waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaali ah, kaas oo kamid ahaa Soomaalida Ka ganacsata dalkaas. Muwaadinka ayaa lagu...

Waa kuma Maxamed Xasan Akhund – madaxa xukuumadda cusub ee Taliban?

Hoggaamiyaha dowladda cusub ee kooxda Taliban ay soo dhistay Maxamed Xasan Akhund, waxuu muddo dheer madax u ahaa golaha ugu awooda badan ee hogaanka...

Taliban oo soo dhistay dowlad ay ugu magac dartay ‘Imaaradda Islaamiga ah ee Afghanistan’

Ururka Taalibaan ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay dowlad cusub oo ay ugu magac dareen “Dowladda Imaaradda Islaamiga ah ee Afghanistan” Waxaana dowladan madax...

Ugu Akhris Badan