Gabar Soomaali ah oo ka mid noqotay baarlamaanka dalka Norway

Date:

Gabar Soomaaliyeed ayaa noqotay qofkii ugu horeeyey ee Afrikaan ah ee loo doorto xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalka Norway.

Haweenaydaas oo la yiraahdo Marayn Cabdi Xuseen ayaa sheegtay in ay siyaasadda u gashay duruufo haysta bulshada ay ka dhalatay iyo guud ahaan ba shacabka dalkaas oo ay rumaysan tahay in ay wax ka qaban karto hadii ay haatan ku guulaysatay in ay ka mid noqoto baarlamaanka.

Hase yeeshee waxay ku nuuxnuuxsatay in dadka codkooda siiyey aanay Soomaali oo keliya ahayn ee shacabku ku midaysnaayeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu

1- President Hassan Sheikh Mohamud has hailed the historic...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay kuna...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo guddoomiyay shirka 6aad ee wasiirrada A3 ah

Iyadoo ay socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ADDIS-ABABA KAGA QEYB-GALAYA SHIRKA MADAXDA AFRIKA

Addis ababa, Febaraayo,13, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...