Wararka Caalamka

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo maanta magacaabay Wasiirro cusub

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada, iyada oo Baarlamaanka la horgeeyay ayna ansixiyeen. Saddex xubnood oo ka tirsan...

Khasaare ka dhashay qarax ka dhacay dalka Sweden

Qarax xoog badan oo ka dhacay dhisme apartment ah oo ku yaalla magaalada Goteborg ee dalka Sweden, kaasi oo booliska ay rumeysan yihiin inuu...

Ururrada Taliban iyo Daacish oo ku dagaalamay dalka Afghanistan

Hogaanka ururka Taliban ayaa sheegay inay cagta mariyeen saldhigyo ay dalkaas ku lahaayeen ururka hubeysan ee Daacish iyo ururo kale oo hoos taga. Afhayeenka Taliban...

Mareykanka oo qirtay in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Kabul ay carruur ku laayeen

Duqeyn ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka fuliyeen magaalada Kabul bishii hore ayaa lagu dilay ilaa 10 qof oo rayid ah, oo ay ku...

Gabar Soomaali ah oo ka mid noqotay baarlamaanka dalka Norway

Gabar Soomaaliyeed ayaa noqotay qofkii ugu horeeyey ee Afrikaan ah ee loo doorto xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalka Norway. Haweenaydaas oo la yiraahdo Marayn Cabdi...

Ugu Akhris Badan