Wararka Caalamka

Tahriibayaal ay Soomaali ku jirto oo laga soo baadbiyay badda dalka Talyaaniga

Muqdisho. 25, 2022:Ku dhawaad 1,200 oo muhaajiriin ah oo aan heysan wax sharci ah ayaa saacadihii ugu dambeeyay gaaray dalka Talyaaniga, sida ay sheegeen...

Dad ku dhintay weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen Daanta Galbeed

MUQDISHO-24-7-2022-:Ciidamada Israa’iil ayaa dilay labo kamid ah dagaalyahanada Falastiin kadib markii ay weerar ku qaadeen Daanta Galbeed halka lix kalena ay ku dhaawacmeen weerar...

Madaxweyne Putin oo qaaday tallaabo dhabar jab ku ah Erdogan

MUQDISHO-23-7-2022-:Qaraxyo xooggan ayaa laga maqlay dekad muhiiim ah oo ku taalla Ukraine, maalin uun kadib markii xukuumadaha Kyiv iyo Moscow ay gaareen heshiis muhiim...

Ruushka iyo Ukraine oo kala saxiixday heshiis ay garwadeen ka ahaayeen QM iyo Turkiga.

Turkiga ayaa ku dhawaaqay heshiis u ogolaanaya Ukraine in ay dib u soo celiso dhoofinta Qamadiga iyo galleyda ee badda madow. Jimcihii ayaa Istanbul waxaa...

Suudaan oo Maanta dib u furtay xudduudka ay la wadaagto Dalka Itoobiya

MUQDISHO-18-7-2022-:Suudaan ayaa dib u furtay marinka xudduuda ah ay la wadaagto Itoobiya kadib markii ay xirtay bishii lasoo dhaafay iyadoo Itoobiya ku eedeysay inay...

Ugu Akhris Badan