Wararka Caalamka

Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky oo shaqada ka ceyriyey madaxii amniga iyo dacwad oogaha guud ee dalkaas

MUQDISHO-18-7-2022-:Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa shaqada ka ceyriyay madaxii amniga iyo dacwad oogaha guud ee dalkaas  kadib eedeymaha loo soo jeedeeyay ee ah in...

Ciidamada Israa’iil oo duqeeymo ka geeystay marinka Gaza

MUQDISHO-16-7-2022-Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeymo ka geeystay  subaxnimadii hore ee saakay qeybo kamid ah maga marinka Qaza, kadib markii ay shegeen inay ogaadeen in...

Dab ba’an oo ka kacay keymo ku yaalla Mediterranean-ka

MUQDISHO-16-7-2022-:Dabka ayaa ku faafay waqooyiga BortuqiiskaImage caption: Dabka ayaa ku faafay waqooyiga Bortuqiiska. Kumanaan kamid ah kooxaha dab damiska ayaa daalaa dhacayaa daminta dab ka...

Ra’iisulwasaaraha Israaiil oo ka hadlay socdaalka uu israaiil ku imaanayo Madaxweynaha Mareekanka

Muqdisho,10,7,2022:Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Yair Lapid ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu farriin nabadeed iyo rajo ah ka sido Israa’iil, taasi oo ku...

RW Hore Ee Jabaan Oo Latoogtay Isagoo Olole Doorasho Ku Jira.

Ra'iisal wasaarahii hore ee dalka Japan ayaa u geeriyooday maanta dhaawac kasoo gaaray weerar lagu qaaday saakay xilli uu la hadlayay dad shacab ah. Shinzo...

Ugu Akhris Badan