Wararka Caalamka

Dowladda Pakistan oo mamnuucday in si toosa loo tebiyo khudbadaha ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan

Dowladda Pakistan ayaa mamnuucday in si toosa loo tebiyo khudbadaha ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan. Dowladda ayaa Imran Khan u jeedisay eedo...

Kooxda Islaamig Jihaad oo boqolaal gantaal ku garaacay magaalooyiinka Israa’iil

Duqaynta diyaaradaha dagaalka ee Israel ku hayaan Gaza ayaa lagu dilay xubin sare oo kale oo ka tirsan garabka milatari ee ururka Islamic Jihad. Milatariga...

Israel oo duqaysay Gaza iyo Islamic Jihad oo iyadna gantaalo ku ridday dhanka Israel.

Xoogagga Falastiiniyiinta ee ka tirsan garabka Islamic Jihad ayaa tobonnaan gantaal ku tuuray Israa’iil taasi oo jawaab u ahayd duqeymaha Israa’iil ee marinka Qaza...

Shiinaha Oo Go’doon Galiyay Taiwan.

Dowladda Shiinaha ayaa Saaka qaaday Tallaabo horay Khubaraddu u saadaalisay oo ahayd in ay Taiwan galin doonta xaalad go'doon ah. Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday...

Kenya oo Facebook ugu hanjabtay inay dalkeeda ka mamnuuceyso

Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee Meta muddo toddobo maalmood ah inay wax ka qabato waxa ay ugu...

Ugu Akhris Badan