Wararka Caalamka

Boqolaal ruux oo ku dhintay dhulgariir ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya

Dhulgariir xooggan oo cabirkiisu yahay 7.8 ayaa sababay dhimashada in ku dhow lix boqol oo ruux oo ku kala sugnaa koonfur bari Turkiga iyo...

Hogaamiyaha Sare ee dalka Iran oo cafis u fidiyey tobanaan kun oo maxaabiis ah

Bannaanbaxyo ayaa ka dillaacay bishii September ee sanadkii hore dalka Iran kuwaas oo ka dhashay markii Mahsa Amini ay ku dhimatay xabsiga iyadoo ay...

Diyaaradaha dagaal Maraykanka oo soo riday buufin looga shakisan yahay inay basaas u aheyd Shiinaha

Diyaaradaha dagaal Maraykanka ayaa Sabtidii soo riday buufin looga shakisan yahay in Shiinuhu leeyahay oo soo gaartay xeebaha gobolka South Carolina, toddobaad kadib markii...

Ukraine iyo Ruushka oo maxaabiis is weydaarsaday

Dowladaha Ukraine iyo Ruushka, ayaa sameeyay is dhaafsigoodii ugu dambeeyay ee maxaabiista – kaasoo noqonaya midkii labaad ee sanadkan ilaa iyo haatan. Maamulka Kyiv, ayaa...

Israa’iil: “Dhamaadka sannadkan waxaa la dhamaystirayaa xidhiidhka diblomaasi ee aan la leenahay ee Sudan”

Wasiirka arrimaha debedda ee Israa'iil ayaa sheegay inuu rajaynayo in la dhamaystiro xidhiidhka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Sudan iyo Israa'iil, dhammaadka sannadkan, xilli uu...

Ugu Akhris Badan