Wararka Caalamka

Israa’iil: “Dhamaadka sannadkan waxaa la dhamaystirayaa xidhiidhka diblomaasi ee aan la leenahay ee Sudan”

Wasiirka arrimaha debedda ee Israa'iil ayaa sheegay inuu rajaynayo in la dhamaystiro xidhiidhka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Sudan iyo Israa'iil, dhammaadka sannadkan, xilli uu...

Israa’iil oo duqeymo ka geysatay marinka Qaza

Israa’iil ayaa duqeymo cirka ah ka geysatay marinka Qaza iyadoo sheegtay in ay kaga hortagysay gantaal lagu soo riday magaalada Sderot ee koonfurta Israa’iil. Warbaahinta...

Tirada dadka ku dhintay Qaraxii ka dhacay Masaajid ku yaalla Peshawar oo sii kordhay

Tirada dadka ku dhintay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay lala beegsaday masaajid ku yaalla magaalada Peshawar ee dalka Pakistan ayaa gaaray 93 qof, sida...

Dad ku dhintay Shil ka dhacay dalka Pakistan

Dadkaasi ayaa geeriyooday, kadib, markii uu Baskii ay la socdeen ku-dhawaad 49 qof uu ku dhacay Doox ama Waadi ku yaalla Degmadda Lasbela ee...

Ciidamada Israa’iil oo dilay afar Falastiin ah oo ay ku jirto haweeneey da’ ah.

Ciidamada Israel ayaa dilay ugu yaraan afar Falastiini ah, tiro kalena way dhaawaceen,kadib matkii weerar hubeysan ay ku qaadeen magaalada Jenin, oo ku taal...

Ugu Akhris Badan