Wararka Caalamka

Kooxda Taliban-ta Pakistan oo sheegatay weerar lagu qaaday xarunta booliska Karachi

Koox dabley ah oo ku hubeysan hubka darandooriga u dhaca iyo bambooyin ayaa weerar ku qaaday xarunta booliska ee magaalada Karachi ee ugu weyn...

Tirada Dhimashada Dhulgariirada Turkiga iyo Suuriya oo kor u kacay iyo Madax katirsan Carabta oo ku qulqulaya dalka Turkiga

Tirada dadka la xaqiijiyay inay ku dhinteen dhulgariirrada labada dal ee Turkiga iyo Suuriya ayaa kor u dhaaftay saddex iyo soddon kun oo qof.Iyada...

Kolonyadii ugu horreysay ee gaadiid gargaar sida oo gaaraay Woqooyi Galbeed Suuriya oo dhulgariirku ka dhacay

Kolonyadii uu horreysay ee gaadiid gargaar siday ayaa gaarartay dhullka Woqooyiga Galbeed Suuriya ku yaalla ee ay Mucaaradku gacanta ku hayaaniyagoo ka yimid Turkiga. In...

Tirada dadka ku dhintay Dhul-gariirka Turkiga oo sii koradhay

Madaxwaynaha Turkiga Erdoğan ayaa ku dhawaaqay in 10 gobol oo ah kuwa uu dhul-gariirka ku dhuftay lagu soo rogay xaalad degdeg ah muddo 3...

Khasaaraha dhulgariirka Turkiga iyo Syria oo kor u dhaafay 3,700 oo dhimasho ah

Waxaa sare u kacay khasaaraha dhimashada ee dhulgariirkii xoogganaa ee ku dhuftay qaybo ka mida dalalka Turkiga iyo Syria, subaxnimadii hore ee Isniintii, dhulgariirkaas...

Ugu Akhris Badan