Wararka Caalamka

Lix ruux oo ku dhintay dhulgariir Mar kale ka dhacay Dalalka Turkiye iyo Syria

Dhulgariir kale oo cabirkiisu yahay 6.3 ayaa ku dhuftay gobolka koonfureed ee Turkiga ee Hatay iyo waqooyiga Suuriya, halkaas oo ay ku dhinteen lix...

Xukuumadda Washington oo eedaysay Golaha Ammaanka

Mareykanka ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku eedeeyay waxqabad la’aan, ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay Gantaallo ay dhowaan farsameeysay. Safiirka Maraykanka ee...

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo

Shucuubta ku dhaqan dalalka caalamka aya maanta u dareeray xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ah munaasabad muhiim ah oo loo dabaaldego maalinta Caalamiga ah...

Qaramada Midoobay oo Bayaan ka soo saaray Dhul ballaarsiga Israa’iil

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa bayaan rasmi ah Isniintii shalay  ka soo saaray qorshaha Israa’iil ay ku balaadhinayso degaamada dhulka la haysto ee...

Jimmy Carter Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka oo isbitaal la dhigay

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka, Jimmy Carter, ayaa laga saarayaa isbitaalka kadib markii la dhigay, iyadoo lagu baxnaanin doono gurigiisa ku yaalla Georgia. Xarunta Carter,...

Ugu Akhris Badan