Wararka Caalamka

Danjiraha JFS ee Serbia iyo Duqa Magaaladda Belgrade oo ka wada-hadlay Mataaneynta Muqdisho iyo Belgrade.

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Serbia Amb. Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta kulan la qaatay Duqa Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia...

Milateriga Maamulka Yahuuda oo duqeymo culus ka fuliyey Qaza

Milateriga Maamulka Yahuud ee  Israa’iil ayaa sheegay in ay qaadeen weerarro dhanka cirka ah oo aargoosi ah kuwaas oo ay ku qaadeen bartilmaameedyo ku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada iyo Kuubba.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada iyo Kuubba ee loo...

Gabar sadax bilood jirtay oo Hooyadeed dib ula midowday 54 maalin ka dib dhul gariirkii Turkiga. {Sawirro}

Gobolka Adana ee dalka Turkiga ayaa waxaa ka dhacday dhacdo cajiiba, taasoo ah gabar yar oo gacanta hooyadeed dib loogu soo celiyay, ka dib...

Trump oo u duulaya New York si maxkamad loo soo taago

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa "isku diyaarinaya dagaal dhinaca sharciga ah" xilli la filayo in maalinta Talaadada ah uu dhageysiga kiiskiisa ka...

Ugu Akhris Badan