Wararka Caalamka

Raila Odinga oo war ka soo saaray dibad baxyo ballaaran oo la filayay inay beri ka dhacaan Kenya

Hoggaamiyaha mucaaradka ee dalka Kenya, Raila Odinga, ayaa goor dhawayd shir jaraa'id oo uu magaalada caasimadda ee Nairobi uu ku qabtay ku sheegay in...

DEG-DEG:-Duufaan xoogan oo waxyeelo ka geysatay dalka Mareykanka

Hal qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen, ka dib markii duufaan sababtay in saqafka sare ee tiyaatarka, uu ku soo...

Soomaaliya oo Saxiixday Sharciga ladagaalanka Kalluumaysiga Sharci darrada ah.

Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada...

Xarun dowladeed oo ku taalla Faransiiska oo dab la qabad siiyey

Xarunta dowladda hoose ee magaalada Bordeaux ee dalka Faransiiska, ayaa dab la qabadsiiyay, iyadoo ay sii socdaan mudaaharaadyada Faransiiska, ee ka dhanka ah qorshaha...

Ciidamada Gaarka ah ee  xeebaha Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay in kabadan 700 oo tahriibayaal ah

Ciidamada Gaarka ah ee  xeebaha Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay ku dhawaad 750 tahriibayaal ah labo howlgal oo kala duwan oo ay sameeyeen xeebaha koonfureed...

Ugu Akhris Badan