Wararka Caalamka

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha lixaad ee badweynta Hindiya.

Danjiraha JFS ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir ayaa qeyb galay Shirweynaha lixaad ee badweynta Hindiya oo ka furmay caasimadda dalka Bangladesh ee...

Safiirka JFS ee Shiinaha oo Ka qeybgalay shirweynaha caalamiga ah ee Qowmiyadaha Shiinaha iyo Afrika,”.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ayaa magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha kaga qeyb galay shirweynaha caalamiga ah ee...

Wasiiru dowlaha Macdanta iyo biyaha XFS oo Ciraaq uga qeybgalay Shir looga hadlayay biyaha {SAWIRRO}

Wasiiru dowlaha wasaaradda Macdanta iyo Kheyraadka biyaha XFS ayaa dalka Ciraaq uga qeybgalaya Shirka caalamiga ee biyaha oo Baqdaad ka qabsoomay. Shirkaan oo uu furay...

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay horumarinta Muqdisho iyo mataanaynta labada Caasimadood

Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’addaha Caalamiga Mudane, Maxamed Xasan ayaa kulan la qaatay Kusimaha Danjiraha Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya ahna Safiir Kuxigeenka Mudane,...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Mogadishu, Wednesday, 26 April, 2023. 1-    Congratulations to the Somali Armed Forces, who during the month of Ramadan insured that many cities in the...

Ugu Akhris Badan