Wararka Caalamka

Wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Kenya oo kulmay

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo dhigiisa dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa maanta ka wadahadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka Khawaarijta kadib kulan...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka Dr. Muhammed Al-Jasser. Waxa ay ka wada hadleen sidii Bangiga uu...

Dadweynaha Turkiga oo u dareeray goobaha Cod bixinta

Dadweynaha Turkiga ayaa safaf dhaadheer u galay saaka saacadu marka ay ahayd 08:00 doorashooyinka Baarlamaanka iyo tan madaxweynaha, Doorashadan oo ah mid aad u...

Codbixnta doorashada Madaxtinimada dalka Turkiga oo Bilaabatay.

Guud ahaan dadweynaha Dalka Turkiye ayaa manta u dareeray codbixin la doonayo in lagu doorto madaxweynaha iyo xildhibaanada baarlamaanka ee dalkaasi. In ka badan 64...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan gaar ah la qaatay Maamulaha guud ee sanduuqa hormarinta Sacuudiga.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Jidda ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan gaar ah oo miro dhal ah la...

Ugu Akhris Badan