Wararka Caalamka

Askar Maraykan ah oo ay waxyeello ka soo gartay shil diyaaradeed

Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay in 22 Askari oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa ku dhaawacmay shil diyaaradeed oo ka dhacay waqooyiga Suuriya...

Sacuudiga oo martigalinaya shirka ganacsatada Dalalka Carabta iyo Shiinaha

Dalka Sacuudi Carabiya ayaa lagu wadaa in 11-ka June  ee Axadda soo socota uu martigaliyo kalfadhiga tobnaad ee shirweynaha ganacsatada Dalalka Carabta iyo Shiinaha...

Ukrain oo sheegtay in ay burburiyeen 4 gantaal iyo 10 Drone

Milateriga Ukraine ayaa sheegay inay soo rideen afar gantaal oo nooca loo yaqaan Cruise missiles iyo 10 diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY MEERTADA 32-AAD EE JAAMACADDA CARABTA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula wadaagay Boqorrada, Amiirrada, Madaxweyneyaasha...

Shirka wadamada G-7 oo maanta ka furmaya dalka Jabaan

Japan ayaa martigelinaysa shir madaxeedka G7 ee ka dhacaya magaalada Hiroshima ee dalkaasi,halkaasi oo ay isugu tageen hoggaamiyeyaasha Canada, France, Germany, Italy, United Kingdom...

Ugu Akhris Badan