Hatramuut(SONNA)--Qaxooti Soomaali ah ayaa lagu xir-xiray Koonfuta Gobolka Hadhramaut ee dalka Yemen sida ay sheegeen mamulka gobalkaasi.
Booliska Gobolka Hadhramaut ayaa xaqiijiyay ina ay qabteen...
Muqdisho(SONNA)-Aqalka Cad ee Dalka Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweyne Donal Trump uu la kulmayo maalinta Talaadada Amiirka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamda Al Thaani,...
London(SONNA)-Ciidamada ammaanka Ingiriiska ayaa qabtay Nin dhallinyaro ah oo da’diisu ay tahay 18 jir kaasi oo la tuhunsan yahay in uu ka dambeeyay Qarax...
Muqdisho (SONNA): Madaxwaynihii hore ee dalka Goergia MICHEL SHAKASVIILI ayaa dawladda Ukrain ay kala laabatay dhalashadii uu wadankaa ka haystay, iyada oo laba jeer...