Wararka Caalamka

Daawo Sawirada: Toogasho dad ku dhinteen goob lagu Caweeyo ee magaalada Las Vegas ee dalka Maraykanka

Ugu yaraan 20 ruux ayaa la sheegay inay ku dhinteen, 100 kalena way kudhaawacmeen, markii nin hubeysan uu rasaas ku furay goob ay ka...

Dadwaynaha Gobolka Catalonia oo u dareeray codaynta Aftida Madaxbanaanida

Madrid-(SONNA)-Gobolka Catalonia ee dalka Isbayn waxay dadku subaxnimadii hore ee saaka ay safaf dhaadheer u galeen Codbixin ay ku doonayaan in ay kaga madaxbanaanaadan...

Kaalmaddii ugu horaysay ee Caalami ah ee Caruurta Rohingya oo gaartay Bangaladesh

Dhaka-(SONNA)-Hayadda u qaabilsan Q/M daryeelka Caruurta ayaa sheegtay in ay gaareen dalka Bangaladhesh Shixnadihii ugu horeeyay ee gargaar ee loogu talagalay caruurta Qaxootiga ee...

Trump oo soo saareya sharci cusub oo soo galootiga quseeya

Madaxweynaha dalka Mareykanka  Donald Trump ayaa la fileyaa in uu ku dhawaaqo sharciyo cusub oo xadidaya soo galidda dalkaas kuwaas oo lagu soo rogay...

Sacuudiga oo ka hadlay arinta Muslimiinta Rohingya

sagoo ka hadlayay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York oo uu ka socdo shirka golaha guud, ayuu wasiirka arimaha dibadda dalka Sacuudi Carabiya...

Ugu Akhris Badan