Wararka Caalamka

Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Madaxweyne Kenyatta guusha uu ka gaaray doorashada ku celiska ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambaliyo ku aaddan guusha doorashada ku celiska ah waxa uu u diray Madaxweynaha Kenya Mudane...

Burundi oo ka baxaysa Maxkamadda dembiyada dagaalka ee ICC

Bujumbura-(SONNA)-Dowladda Burundi ayaa lagu wadaa inay Maanta oo Jimca ah isaga baxdo xubinnimada Maxkamada caalamiga dambiyada dagaalka ee ICC-da. 27-kii Oktoobar  2016-kii ayay ahayd markii...

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Dalka Kenya

Nairobi-(SONNA)-Golaha Dowladda dhexe u qaabilsan warbaahinta Kenya ee (MCK) ayaa ku baaqay in meesha laga saaro tabinta tooska ah ee shirarka jaraa'id oo uu...

Qaramada Midoobe oo Dowadda Suuriya ku eedeeysay weerar hubka Kiimikada loo adeegsaday

Muqdisho(SONNA) War Qoraal ah oo ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Bishaar Al-asad ay ka danbeyso weerar Hub kiimiko loo...

Dibadbaxyo lagu carqaladeynayo bilowga doorashada ku celiska oo Kenya ka bilowday

Muqdisho(SONNA) Dibadbaxyo lagu carqaladeynayo bilowga doorashada ku celiska madaxweynaha ayaa ka bilowday qeybo ka mid ah dalkaasi Kenya. Hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga oo isaga haray...

Ugu Akhris Badan