Wararka Caalamka

Qaramada Midoobay oo cambaareysay Xasuuq ay Daacish ka geysatay Mosul

SONNA-( Baghdad)- Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ayaa shaacisay in Ururka Daacish ay qudha ka jareen ugu yaraan 741 Qof oo rayad ah intii uu...

Ra’iisulwasaarihii hore ee Pakistan oo maxkamad ka soo muuqday

Muqsdisho(SONNA) Ra'iisal wasaarihii hore ee dalka Bakistan Nawaz Sharif ayaa ka soo muuqday Maxkamad ka dib markii lagu eedeeyay labo dacwadood oo musuqmaasuq la...

Seddax Qof oo ku dhintay toogasho ka dhacday Dukaan ku yaalo Mareynkanka

Muqdisho(SONNA) Saddex Qof ayaa la dilay ka dib toogasho ka dhacday dukaanka Walmart  ee magaalada Thornton ee dalka Mareynkanka, sida uu sheegay Booliska. Kooxo hubeysan...

Hogaamiyaha dalka Myanmar oo gaartay Gobolka Rohingya

Muqdisho( SONNA) Hogaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa gaartay gobolka Rakhine halkaasi oo lagu dhibaateynayo Muslimiinta Rohingya. Waa Markii ugu horeysay oo Hogaamiye Myanmar...

Donal Trump oo amray in la adkeeyo amaanka Mareynkanka

Muqdisho(SONNA) Donald Trump,madaxweynaha Maraykanka, ayaa ku amray laamaha amniga Mareynkanka gaar ahaan kuwa xuduudaha iney si adag u baaraan dadka ajaanibka,waxaana amarka Trump uu...

Ugu Akhris Badan