Burundi oo ka baxaysa Maxkamadda dembiyada dagaalka ee ICC

Date:

Bujumbura-(SONNA)-Dowladda Burundi ayaa lagu wadaa inay Maanta oo Jimca ah isaga baxdo xubinnimada Maxkamada caalamiga dambiyada dagaalka ee ICC-da.

27-kii Oktoobarย  2016-kii ayay ahayd markii Burundi ay warqad u qortay xoghayihii hore ee Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa Ban Ki-Moon, taasi oo ku aaddanayd iney gebi ahaanba isaga baxayaan Maxkamadda Sanad ka dib.

Waxaa sidoo kale xilligaasi warqado ay ku saluugayaan ICC-da u diray Qaramada Midoobay wadamada Gambiya iyo koonfur Afrika, halka Kenya iyo Ugandhana ay ku gooddiyeen inay qaadayaan talaabadaasi mid la mid ah.

Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha Waddama Qaaradda Afrika ayaa Maxkamadda dembiyada dagaalka ee Hague ku eedeeyay iney ugaarsato oo qura madaxda Afrika taasina aan loo dulqaadan karin.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...