Wararka Caalamka

Tirinta codadka doorashada madaxweynaha Laaybeeriya oo socota

Warka Dunida 27.12.2017----Laaybeeriya ayaa biloowday tirinta codadka codadka maalin kadib markii ay si nabad ah uga dhacday doorashada madaxtinimada dalkaasi, xilli ay dadka rajaynayaan...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo soo dhaweeyay magacaabista ergayga Gaarka ah ee Maymar

War maanta oo Arbaco ah ka soo baxay Xafiiska ururka Iskaashiga Islaamka ee magalada Jiddeh ayaa lagu sheegay inuu Ururku si diiran u soo...

Kenya oo dardar gelinaysa weerarrada ka dhanka ah Al-Shabaab

Nairobi-(SONNA)-Laamaha ammaanka Dalka Kenya ayaa ka digay weerarro Argagixiso oo ka dhaca degaanka Lamu iyo dhulka ku xeeran, markii laga war helay xubno ka...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in si deg deg ah loo badbaadiyo 137-Carruur Suuriyaan ah

Muqdisho(SONNA);-- Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruurta ayaa ku baaqday in si deg deg ah loo soo daad gureeyo daraasiin carruur ku xanuunsaneysa deegaanada...

Wasiirka Difaaca Malaysia” Ciidamadeena waxay diyaar u yihiin Difaaca Qudus”

Muqdisho(SONNA);-- Wasiirka Difaaca Malaysia, Hishammuddin Hussein ayaa sheegay in go'aanka madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda rasmiga ee Israel ay tahay...

Ugu Akhris Badan