Wararka Caalamka

Deg-deg: K/Suudaan oo heshiis xabad joojin iyo maxaabiista lasii daayo gaaray ‘Sawirro’ Updated: 27, 2018 04:27 PM

Muqdishu (SNTV) Dhinacyada iska soo horjeeda ee Madaxweyne Salva Kiir iyo hogaamiyaha mucaaradka Riek Machar ayaa magaalada Khartoum ee caasimadda Suudaan ku saxiixay heshiis...

Jabuti oo u dabbaal dagtay 41-sano guurada xorriyadeeda.(Sawirro)

Munaasabadda Xuska sanad guurada 41aad ee kasoo wareegatay sanadkii 1977dii xiligii walalaha jamhuuriyada jabuuti ay xornimada ka qaateen gumeystihii faransiiska oo subaxnimadii hore ee...

Eritrea iyo Ethiopia oo wadahadallo nabadeed uga bilowdeen Addis Ababa

Wafdi sare oo ka socda dawladda Eritrea ayaa maanta gaaray dalka Ethiopia, halkaas oo ay ka bilaabanayaan wadahadallo nabadeed oo xadka labada wadan ku...

AKHRISO: Khudbadda uu jeediyay madaxweyne Erdogan ka dib Guushiisa doorashada Turkiga

Muqdisho(SNTV);- Hogaamiyaha mudada dheer ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa marki labaad ku guuleystay madaxweynanimada dalkaasi turkiga,iyada oo la tiriyey codadki doorashada laga...

“DOORASHADA TURKIGA” -Qalinkii:- Mustafa Maxamed Cali Caadle

1. Waa doorashadii ugu horraysay oo hal maalin la isla dooranaayo xildhibaannada iyo madaxweynaha Turkiga, sida uu nidaamka cusub qabana hadda kadib hal mar...

Ugu Akhris Badan