Wararka Caalamka

Siyaasadda Sharciga Trump ee soo galootiga oo u wareegtay Kongareeska si loo meelmariyo

Muqadisho (SNTV) Siyaasadda Mareykanka ayaa dagaal xooggan ugu jirta sidii ay wax uga qaban lahayd caruurta soo galootiga ah oo laga gooni yeelay waalidiintooda...

Kenya oo laga dalbaday in ay Qaxootiga u ogolaato in ay si xor ah u Ganacsadaan

Muqdisho(SNTV); Qaramada Midoobay ayaa Xukuumadda Kenya ka dalbatay in ay u ogolaato Qaxootiga dalkeeda ku sugan dhaq-dhaqaaqa xorta ah oo awood u siinaya in...

Nikki Haley oo sheegtay in ay ka baxday Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Q/Midoobay

Muqdisho (SNTV) Mareykanka ayaa ka baxay Gollaha xuquuqda Aadanaha Q/Midoobay , Safiirka Mareykanka u fadhisa Q.Midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in arrintani ay ka...

Itoobiya oo mar kale Gogol nabadeed u fidisay Dowladda iyo mucaaradka koofurta Suudaan

Addis Ababa-(SNTV)-Madaxweynaha Koofurta Suudaan,Salva Kiir iyo hoggaamiyaha mucaaradka Dalkaasi , Riek Machar , ayaa Maanta oo Arbaca ah gaaray Magaalada Addis Ababa ee caasimadda...

Isias: Ergo ayaan u direynaa Addis Ababa si ay wadahadallo Nabadda uga qayb galaan

Muqdisho (SNTV) Dowladda Eritrea ayaa shaaca ka qaaday in ay ergo u direyso dhinaca dalka Itoobiya, si arrimo dib u heshiisiin xagga nabadda ah...

Ugu Akhris Badan