Wararka Caalamka

Ra’isul wasaare Kheyre oo gaaray Khartoum

Muqdisho (SNTV)-Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Khayre iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa gaaray Khartoum si ay uga qeyb galaan shirka IGAD...

Qaramada Midoobay oo ku eedeysay Kuuriyada Waqooyi inay sameysaneyso hubka Nuclear-ka

New York 4 August 2018 (SNTV):-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku eedeysay dowladda Kuuriyada Waqooyi inaysan joojinin sameysashada barnaamijyadeeda la xiriira Nukliyeerka, gantaalada...

Qalalaase iyo rabshado ka dhacay magaalada jigjiga

Muqdisho 4ta AUgust 2018 (SNTV);-bannaanbaxyo rabshado wato iyo xaalad kacsanaan ayaa lagasoo sheegayaa magaalada jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka somalida ee Ehiopia. rabshada ayaa la...

indhashareerka oo laga mamnuucay Denmark

Sabti 4ta August 2018 (SNTV):-Haween Muslimad ah oo 28 jir ah ayaa noqotay haweeneydii ugu horeysay oo lagu qaado sharcigii dowladda Denmark ee ay...

Rabshado dad ay kudhinteen oo ka dhacay dalka Zimbabwe kaddib markii lagu dhawaaqay natiijada doorashadii madaxtinimada

Muqdisho 2da August 2018 (SNTV):-Inta la ogyahay seddax qof ayaa ku dhintay bannaanbaxyo rabshado wata oo ka dhacay caasimadda waddanka Zimbabwe Harare, kaddib markii...

Ugu Akhris Badan