Wararka Caalamka

Qaramada Midoobay Oo baareysa Carruurti lagu laayey Yemen.

New York Sabti August 11(SNTV):- Kulan ay ku  yeeshaan magaalada Newyorka,Golaha Ammaanka ee JImciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayey  kaga hadleen duqeyntii lagu dilay caruur...

Rag lagu doonayo 10 Milyan oo Doollar

USA-(SNTV)- Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Maraykanka ayaa 10 Milyan oo Doollar u ballan qaadday ciddii keenta xog lagu soo qaban karo, Abdullah Ahmed...

Kumanaan Qaxooti Soomaali ah oo laga daadgureeyay dalka Yeman

Geneva Arbaca August 8 (SNTV);- U qeybsanaha Qaraamada Midoobay ee Arrimaha Qaxootiiyada Aduunka ayaa Talaadadii shalay aheyd  shaaca ka qaaday in lagu guulaystay in...

Soomaaliya oo goob joog u noqotay heshiiska Suudaanta Koonfureed

Khartuum(SNTV): –Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qayb galay munaasabadda lagu saxiixay heshiiska...

Jarmalka oo furay xarumo lagu karantiilayo muhaajiriinta inta ay ka helayaan aqoonsiyada magangelyo doonka ah ‘Sawirro’

Axad, August, 25, 2018, Muqdisho (SNTV) Qaar kamid ah dadka dhaliilaya talaabadani ayaa ku tilmaamay in ay tahay mid lagu takoorayo dadka magangelyo doonka...

Ugu Akhris Badan