Wararka Caalamka

Maalinta Afrika oo laga xusay Dalka Kuwait

Kuweit City-(SNTV)-Munaasabad lagu weyneynayo Maalinta Afrika ayaa lagu qabtay Magaalada Kuweit City ee Caasimadda Dalka Kuweit. Xafladda oo si weyn loosoo agaasimay ayaa waxaa ka...

Muxuu muhiim u yahay Heshiiska dhinacyada Siyaasadda ee Koofurta Suudaan?

Muqdisho (SNTV)- Dhinacyada ku kala irdhoobay siyaasadda wadanka Koofurta Suudan ayaa waxaa lagu wadaa in colaadooda lagu soo dhameeyo heshiis ay marqaatiyaal ka yihiin...

Dowladda Qadar iyo Ururka OIC oo xaqiijiyay in ay ka go’an tahay taageerada Soomaaliya

Muqdisho (SNTV);- Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa balan qaaday inuu sii wadi doono taageerada dadaalka Shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ku doonayaan iney ku...

Guddoomiye Eng.Yarisow “In Muqdisho lagu qabto Shirar Caalami ah waxay ka tarjumaysaa amniga iyo Horumarka Caasimadda”

Muqdisho (SNTV): — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho lagu qabto Shirka Kooxda Xariirka Soomaaliya...

Kuweyt oo Beesha caalamka uga baaqday inay taageeraan Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Dowladda Kuweyt  ayaa bulshada caalamka ugu baaqday inay taageero siyaasadeed iyo mid maadi ah u fidiyaan Soomaaliya oo iminka mareyso marxalad ay...

Ugu Akhris Badan