Wararka Caalamka

Madaxweyne Trump oo ku hanjabay in uu baajinayo kulan uu la lahaa Putin

Muqdisho (SNTV):-Madaxweynaha Mareykanka Donalda Trump oo la hadlayay Jariiradda -The Washington Post- ayaa ku hanjabay in uu qaadacayo kulan loo madlanaa in uu la...

Madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Uganda oo ka wada hadlay iskaashiga arrimaha amniga iyo dhaqaalaha

Muqdisho (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni oo maanta kullan ku yeeshay madaxtooyada Uganda ayaa...

Boqolaal ku dhaawacantay mudaaharaad dalka Faransiiska ka dhacay

Isniin, 19, November, 2018, Muqdisho (SNTV):- Mudaaharaad lagaga soo horjeedo qiimaha shidaalka ee Faransiiska oo sare u kacay ayaa waxaa ka dhashay dhaawac lag...

Shirka Hogaamiyeyaasha Midowga Afrika oo ka furmay Adis-Ababa

Muqdisho November 17 (SNTV):-Ra”iisul wasaaraha dalka Itoobiya Dr.Aby Ahmed ayaa maanta si rasmi ah u furay kulan ay ka qeybgaleen Madaxda dalalka Midowga Afrika...

Beesha Caalamka oo cambaareeyey Weerarkii Argagixiso ee shalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (SNTV) War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa Antonio Gutters ayaa lagu cambaareeyey weerarkii bahalnimada lahaa...

Ugu Akhris Badan