Wararka Caalamka

Muqdisho oo markii ugu horreeysay Martigalisay Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Golaha Iskaashiga Islaamka (OIC).

Muqdisho (SNTV)–Magaalada Muqdisho ayaa waxaa jooga wufuud ka kala socota 15 dal oo ku bahoobay kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka Iskaashiga Islamaka (OIC), oo...

Qaramada Midoobay oo xusaya maanta sanad-guuradooda 73-aad

Muqdisho (SNTV)–Ururka Qarammada Midoobay (UN), waxaa si rasmi ah loo Aasaasay, 24kii, Oktoobar 1945kii, Xilligaasi oo ahaa markii uu dhammaaday dagaalkii weynaa ee dunida...

Mareykanka iyo Ingiriiska oo cadaadis adag kusaaraya dowlada sucuudiga in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo kiiska wariye Jamaal kashoogi

Muqdisho October 11 (SNTV);-Waxaa Muddo kudhow isbuuc la la’yahay wariye Jamaal khasooqi oo ah saxafi dhaliili jiray siyaasada sacuudiga,   Saxafigan ayaa warbixino uu kudhaliilayo siyaasada...

Madaxweynaha Soomaaliya oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Ciraaq

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Dalka Ciraaq Barham Saalah. Mudane, Farmaajo ayaa u rajeeyay inuu...

Xaaska Madaxweynaha Mareykanka oo Socdaal kumareysa Qaar kamid ah wadamada Africa

Muqdisho October 2 (SNTV):- Safarkeeda kuma wehliya ninkeeda, laakin hooskiisa ayaa la socda, sida ay qortay wakaaladda wararka AFP. Mrs. Melania ayaa tagi doonta waddamada...

Ugu Akhris Badan