Wararka Caalamka

Haweeneey u dhalatay Dalka Yemen oo loo diiday inay booqato Wiilkeeda oo ku xanuunsanaya Mareykanka

Ehellada Haweeyey Yemaniyad ah oo uu Wiiilkeeda ku xanuusanayo Isbitaal ku yaal Gobolka Kaliforniya ee Dalka Maryeykanka ayaa la sheegay in Dowlada Mareykanka ay...

Wasaaradda Amniga oo war ka soo saartay Xarigga Muqtaar Roobow

Muqdisho (SNTV) War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Amniga ee xukuumadda Soomaaliya oo looga hadlay Xarigga Muqtaar Roobow oo soo gaaray Warbaahinta...

Salman Ben C/casiis oo Amiirka Qatar ku Casuumay kulanka Ururka Iskaashiga Khaliijka

Riyadh (SNTV) Boqorka dalka Saudi Arabia Salman ayaa Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ku martiqaaday in uu kasoo qeybgalo kulanka 9-ka bishan lagu wado...

Qatar oo ka baxeysa Ururka OPEC

Dooxa December 3 (SNTV);-Qatar ayaa ka baxeysa ururka ay ku bohoobeen dalalka dhoofiya shidaalka ee OPEC ,sida ay ka dhawaajiyeen madax ka tirsan dalkaasi. Wasiirka...

Madaxweyne Trump oo ku hanjabay in uu baajinayo kulan uu la lahaa Putin

Muqdisho (SNTV):-Madaxweynaha Mareykanka Donalda Trump oo la hadlayay Jariiradda -The Washington Post- ayaa ku hanjabay in uu qaadacayo kulan loo madlanaa in uu la...

Ugu Akhris Badan