Wararka Caalamka

Dowladda Turkiga oo dalalka islaamka ugu baaqday in Somalia loo gurmado.

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa dowladaha iyo shacuubta islaamka ugu baaqay in ay gacan weyn ka geestaan caawinta dadka Soomaaliyeed ee...

Wasiirada Ganacsiga Soomaaliya iyo Turkiga oo kulmay+Sawirro.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cali Xasan  oo ka mid ahaa Wafdiga Dawladda Soomaaliya  ee  magaalada Ankara uga qaybgalay Shirka...

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo ku heshiiyay isticmaalka Dayax gacmeed.+Sawirro.

Dowladaha soomaaliya iyo Qatar ayaa heshiis iskaashi oo dhinaca tiknoolajioyadda ah ku gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, Wasiirka Boostada isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Xukuumadda...

Wasiir Beyle oo Dalka Ivory Coast kula kulmay madaxda Bankiga horumarinta Afrika.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo madaxda Bangiga Hormarinta Afrika kala hadlay, sidii ay gacan uga geysan lahaayeen deyn cafinta Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Dowlaadda Federaalka ee Soomaalia...

Mareykanka oo duqeyn ku dilay Hogaamiyaha Daacish Abu Bakr al-Baghdadi

Mareykanka ayaa qaaday howlgal lagu bartilmaameedsanaayey  Hogaamiyaha  Daacish Abu Bakr al-Baghdadi ,sida uu ka dhawaajiyay sarkaal Mareykan ah, oo la hadlay wakaaladda wararka ee...

Ugu Akhris Badan