Wararka Caalamka

Islamic Jihad iyo Israel oo xabad-joojin ku heshiiyey.

Heshiis xabad joojin ah, oo lagu dhameynaayo dagaal socday laba maalmood oo galaftay nolosha 32-ruux,ayaa ka dhaqan-galay waaberigii saaka Marinka Gaza,sida laga soo xigtay...

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub oo Brussels ku kulmay.

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane; Xasan Cali Khayre, iyo madaxweyne ku-xigeenka midawga Yurub, Federica Mogherini ayaa Kula kulmay magaalada Brussels ee xarunta midawga...

Maxkamad ku taalla Hindiya oo ku dhawaaqeysa maamulka goob diimeed ay isku hayaan muslimiinta iyo hinduuska.

Maxkamadda sare ee dalka Hindiya ayaa maanta lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo cidda maamuleysa oob diimeed ku taallla magaalada Ayodhiya oo ay isku...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Denmark

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre  iyo wasiirka arrimaha dibadda Denmark, Jeppe Sebastian Kofod oo maanta booqasho ku yimid dalka ayaa...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Bangiga Adduunka

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxweyne ku-xigeenka bangiga adduunka, Xafiz Ghanim oo dalka soo gaaray maanta, xarigana...

Ugu Akhris Badan