Sawiro

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Degmada Wasil ee Gobolka Mudug

Muqdisho,11,7,2022:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo xalay soo gaaray degmada Wisil ee gobolka Mudug ayaa waxaa munaasabad...

Abdirahman abdishakuur “oo sheegay in xalaad liidato oo dhanka nolosha ay ka jirto Magaalada Bardheere

Muqdisho,04,7,2022:Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha C/raxmaan C/shakuur oo uu wehliyay Safiirka Qatar u qaabilsan Soomaaliya Hassan Hamse iyo xubno ka socday Hey’adda Qatar...

Wasaaradda arimaha gudaha galmudug oo ka daahfurtay Gaalkacyo kulan ku saabsan wacyigalinta qorshaha horumarinta degmadaas shanta sano ee soo socata

Muqdisho,3,7,2022:-Kulan kaan wacyigalinta qorshaha horumarinta Degmada Gaalkacyo ee Shanta sano ee soo socata oo ay taaba galintiisa iska kaashanayaan wasaarada arimaha gudaha galmudug iyo...

[DHAGEYSO] Waxaa maanta Aas- Qaran Hargaysa loogu sameeyey marxuumad Khadra Daahir Cige

MUQDISHO,3-7-2022:Waxaa  maanta Aas Qaran loogu Sameeyay qabuuro ku yaal duleedka Magaalada Hargaysa Fanaanadii Caanka ahayd Khadra Daahir Cige Alle Naxariistii Jano ha ugu Deeqee. Waxa...

SAWIRRO-Wariyaashii shalay ku dhawacmay qaraxii ka dhacay Hiiraan oo muqdisho la keenay

Muqdisho-juun-28-6-2022-:Iyada oo la Fulinaayo Amarkii Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe waxaa Magaalada Muqdisho laga soo dajiyay dhaawacyada Wariyaashii shalay wax yeelada ka...

Ugu Akhris Badan