Sawiro

SAWIRRO-Wariyaashii shalay ku dhawacmay qaraxii ka dhacay Hiiraan oo muqdisho la keenay

Muqdisho-juun-28-6-2022-:Iyada oo la Fulinaayo Amarkii Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe waxaa Magaalada Muqdisho laga soo dajiyay dhaawacyada Wariyaashii shalay wax yeelada ka...

Hirgalinta xarumo looga talagalay horumarinta waxbarashada culuumta diinta islaamka oo Gaalkacyo ka socanaya

Muqdisho-Juun-28-6-2022-:Xaruntaan oo qeyb ka Ah xarumaha loogu talagalay sare u qaadista Barashada culuumta diinta islaamka isla markaana dhismaheeda ay si isxilqaan ah uga qeyb...

Guddoomiyaha Golaha shacabka BFS oo kulan la qaatay qaar ka mid ah guddoomiyayaasha Baarlamaannada dowlad goboleedyada

MUQDISHO JUUN 27,2022;Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka...

Wariyaal ku dhaawacmay qarax ka dhacay Duleedka Magaalada Baladweyne

MUQDISHO-JUUN-27-6-2022-:Khaalid Maxamuud Cusmaan (Ilkacase) oo ah agaasimaha Idaacadda maamulka HirShabeelle ee Gobolka Hiiraan iyo Weriye Cabdikariin Shabeelow oo ka mid shaqaalaha Telefishinka HirShabeelle ayaa...

Madaxweyne Ahmed madoobe oo gaaray Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaaladda Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo dhawaan golaha wasiirada maamulkaasi ay...

Ugu Akhris Badan