Sawiro

Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheere) oo dhawaan dilay Taliye ku xigeenkii Ciidanka NISA ee Galmudug  iyo Walaashiis oo maanta Cabudwaaq lagu dilay

Muqdisho-26-7-2022-:Magaalada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud Maanta waxaa ka dhacday goob fagaaro ah Qisaasta Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheere) oo dhawaan halkaas ku dilay Allaha...

Ra’iisul Wasaare Hamse Abdi Barre oo maanta la kulmay xubno katirsan dowladda Finland

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Suldaan Saciid Axmed, oo ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka dalka Finland,...

Suudaan oo Maanta dib u furtay xudduudka ay la wadaagto Dalka Itoobiya

MUQDISHO-18-7-2022-:Suudaan ayaa dib u furtay marinka xudduuda ah ay la wadaagto Itoobiya kadib markii ay xirtay bishii lasoo dhaafay iyadoo Itoobiya ku eedeysay inay...

(SAWIRO)Ciidamada DANAB oo gobolka Jubbada hoose ku dilay Horjogayaal katirsan Al-Shabaab kuwa kalana nolasha ku qabtay

Ciidanka Kumaandooska Danab XDS Gaar ahaan Ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab ayaa Hawlgal Qorshaysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-shabaab...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo booqday cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalka Elatariya

Muqdisho,Luulyo 11, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyo ka...

Ugu Akhris Badan