Sawiro

Howlgaladii ugu dambeeyay iyo deegaano cusub oo Khawaarijta laga saaray {SAWIRRO}

Ciidanka xooga dalka ayaa cagta mariyay ku dhowaad 10 tuulo oo hoostaga Dagmada Galcad ee gobolka Galgaduud 48 saacadood ee la soo dhaafay. Taliyaha Guutada...

Madaxweyne Dani oo Booqday Dekedda cusub ee deeganka Garacad

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hugaaminayo oo safar shaqo ku jooga deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha...

Madaxweynayaasha maamulada Hirshabeelle iyo KGS oo Muqdisho soo gaaray

Madaxwaynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. MW Laftagareen ayaa ka qeyb geli doono shirka madaxda dowladda...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo maanta la kulmay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Howlgalka Soomaaliya ee Hay’adda Socdaalka Aduunka (IOM)

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa Maanta kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Howlgalka Soomaaliya ee Hay’adda...

Ugu Akhris Badan