Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheere) oo dhawaan dilay Taliye ku xigeenkii Ciidanka NISA ee Galmudug  iyo Walaashiis oo maanta Cabudwaaq lagu dilay

Date:

Muqdisho-26-7-2022-:Magaalada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud Maanta waxaa ka dhacday goob fagaaro ah Qisaasta Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheere) oo dhawaan halkaas ku dilay Allaha u Naxariistee Taliye ku xigeenkii Ciidanka NISA ee Galmudug  G/L Faarax Cumar Geelle iyo Walaashii  Xaawo Cumar Geelle.

 

Goobta lagu fulinayey xukunka oo ahayd Banaanka Degmada Caabudwaaq ayaa waxaa ku sugnaa, Ehelada Marxuumiinta, Maamulka Degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq.

 

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybtayda Galmudug ayaa marxuumkaan xukunka  dilka ah ku riday  -07-2022 kadib marki lagu helay in dil bareer ah bartamaha degmadaas ugu geystay Taliye ku xigeenkii Ciidanka NISA ee Galmudug  G/L Faarax Cumar Geelle iyo Walaashii  Xaawo Cumar Geelle.

Marxuumka dIlka lagu fuliyey ayaa hore uga tirsanaa Ciidanak Xooga Dalka Qeybta 21aad.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...