Sawiro

Wasiir Cabdi Xoosh iyo Amb Francisco Madeira oo kulmay

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa la kulmay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Francisco...

R/Wasaare Khayre “Hawada dalkeena In ay Maamulaan Dhalinyaro Soomaaliyeed waa astaan muujineysa soo celinta Qaranimada”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, oo la tashi...

Shirka Wadatashiga Duulista hawada oo ka furmay Muqdisho

Shirka Wadatashiga Xukuumadda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada ee Wasaaradaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee...

Wasaaradda Haweenka oo tababbar u furtay shaqaale ka tirsan Wasaaradaha dowladda

Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ayaa maanta tababbar u furtay qaar ka mid ah shaqaalaah Wasaaradda iyo xubno kale oo ka kala socday Wasaaradaha...

Guddoomiyaha Gobolka oo la hadlay dad dibad baxyo dhigayay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta la hadlay wadayaasha bajaajta ee magaalada Muqdisho oo dibad baxyo cabasho ah...

Ugu Akhris Badan