Sawiro

Wasaaradda arrimaha dastuurka iyo madaxda ururada bulshada rayidka oo kulan yeeshay

Shir u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya iyo Ururada Bulshada Rayidka ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda, shirka ayaa ahaa mid loogu...

RW Khayre oo booqday kaydka raashinka ee ciidanka dalka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu weheliyo taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeyo gaas Axmed Maxamed Jimcaal (Cirfiid) ayaa galabta...

Guddiyada joogtada ah ee labada aqal ee Baarlamaanka oo Shirkoodii ugu horeeyey Yeeshay

Kulanka guddiga joogtada ah ee labada aqal Barlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa furay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo jeediyey khudbad uu uga hadlayo...

Muwaadiniin Soomaali ah oo ku dhintay dab la qabad siiyay goobtooda ganacsi oo lagu aasay K/Afrika

Falkaan lagu gubay Goobaha ganacsiga oo ay ku dhinteen Alle u naxariiste Cali Maxamuud Cali, Cabdullaahi Cali Ceymooy  ayaa waxaa uu dhacay habeenkii Isniinta...

Ra’isulwasaare Ku Xigeenka iyo Wasiirka Dhalinyarada Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Lagu Abaal Marinayey Kooxaha Kubadda Cagta

Munaasabad abaal marino lagu guddoon siinayey kooxaha kaalmaha hore ka galay horyaalka heerka koobaad ee kubadda cagta Dalka ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’isal...

Ugu Akhris Badan