Sawiro

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Koonfur Galbeed oo maanta Baydhabo ku qabatay shir looga hadlayey Abaaraha.

Wasaarada Arimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta qabatay shirka isku dabaridka arimaha gargaarka oo looga hadlayay xaalada guud ee...

SAWIRRO:Bulshada Magaalada  Cadaado oo maanta isugu yimid isku soobax roob Doon ah.

Bulshada Magaalada  Cadaado iyo maamulka Degmadaas ayaa  maanta isugu yimid isku soobax roob Doon ah oo alle uga  baryayeen  inuu la soo gaaro raxmadiisa...

SAWIRRO:Ra’iisul Wasaare Rooble oo galabtay waqti la qaatay qaar kamid ah shacabka muqdisho.

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta wakhti la qaatay qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho. Raisulwasaraha ayeey ku bogaadiyeen shacabka...

SAWIRRO:Guddoonka Golaha shacabka oo shahaado sharaf gudoonsiiyey Guddoomiyihii guddiga Amniga Doorashooyinka.

Guddoonka golaha shacabka BJFS  ayaa shahaado Sharaf guddoonsiiyay Guddoomiyihii guddiga Amniga Doorashooyinka ahna Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo Taliyaha...

Madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar oo maanta xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiintii ay hoggaaminaysay madaxa gargaarka bini’aadannimada ee hay’adaha Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiintii ay hoggaaminaysay Dr. Catherine Sozi, madaxa gargaarka bini'aadannimada ee hay'adaha Qaramada...

Ugu Akhris Badan