Sawiro

DHAGEYSO:Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo gaaray Dalka Tanzania iyo shir maanta halkaas ka furmaya.

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay gaaray Magaalada daaru-salaam ee dalka Tansaaniya  .   Ujeedka wafdiga  wasiirka u gaaray dalkaas  ayaa ah...

SAWIRRO:Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ugu tagay Madaxweyne Hassan sheikh Mohamud.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ugu tagay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta xafiiska la wareegay.   Raisulwasaraha...

SAWIRRO:Madaxweynaha Hiirshabelle oo kormeer dhanka amniga ah ku tagay deegaan Xebeedka Ceelmacaan.

Ceelmacaan: 23, May, 2022: Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gaaray deegaanka Ceelmacaan ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa kormeerkiisa ugu...

SAWIRRO:Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo xilka si rasmi ah maanta ula wareegay.

Munaasabad Maanta ka dhacday Madaxtooyada Soomaaliya waxaa Madaxweynihii hore ee dalka  Ee xilka ka dagay Maxamed Abdullaahi Farmaajo Xilka si rasmi Ah ugu wareejiyey...

Madaxweyne Qoor-qoor oo dib ugu laabtay caasimada maamulka galmudug ee Dhuusamareeb.

Sabti - 21 May 2022 - Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Galmudug...

Ugu Akhris Badan